Uncategorized

War deg deg:R/wasaare kheyre oo xilka ka qaaday wasiirka diinta iyo awqaafta somaliya.

Muqdisho-KNN-Xasan Cali kheyre R/wasaaraha soomaaliya ayaa goordhow xilkii ka qaaday wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta ee xukuumada Soomaaliya mudane Iimaan cabdullaahi cali,waxaana la sheegay in xilkaasi uu sii heyn doono  Wasiiru Dowlaha wasaarada diinta iyo awqaafta  Mudane Abdihakim Hassan Ibrahim Ashkir.

Ilaa hada lama oga sababta xilka looga qaaday wasiirka diinta iyo awqaafta ee xukuumada soomaaliya Iimaan Cabdullaahi Cali,waxaana sidan bartiisa twitter-ka ku soo qoray wasiirka wasaarada warfaafinta ee xukuumada Soomaaliya Eng.Cabdi Raxmaan Cumar cusmaan Yariisow.

Wixii ku soo kordha la soco