Sports

Wararka ugu waawayn ciyaaraha manta oo talaado ah.

Muqdisho-KNN-Maantoo kale sanadkii 1993 waxay taageerayaal badan oo Manchester United ay xasuusanyihiin 2badii gool ee ciyaaryahan Steve Bruce uu ka dhaliyay kooxda Sheffield Wednesday guushaas oo Untd ka saaciday inay hantaan horyaalkoodiiugu horeeyay ee Premier League.

 

Tababara kooxda Chelsea ayaa markale halis ugu jira inuu waayo macalinimadiisa kooxda Chelsea, xili warar isasoo taraya ay sheegayaan in inta xagaagan uusan dhamaan uu macsalameen karo gaga uu macalinka kayahay macalin talyaaniga ah.

 

Daafac da’da yar ee kooxda RB Leipzig ciyaaryahan Dayot Upamecanooo ah daafac aad loo daneenayo ayaa yiri “riyadeedu waa u ciyaarida kooxaha Real Madrid, Mancheter Untd, Barcelona, xidigaan 19 jirkaan ayaana xiiseenaya inuu kasoo muuqdo koox wayn xagaaga soo aadan.

 

Hogaamiyayaaasha Bundesligaha Germany Bayern Munich iyo leeliyeyaasha Leegue 1 PSG ayaa si isku mida u wada daneenaya ciyaaryahanka kooxda Cheslsea weeraka bidix uga ciyaara haatana amaahda ugu maqan kooxda Newcastle ciyaaryahan Kenedy, 22jirkaan  Brazilianka ayaana ka dhaqaaqi kara  kooxda Chelsea.

 

Kooxda Liverpool ayaa iska fogeesay inay xiisaynayso adeega wiilka kooxda Manchester United Marouan Fellaini, 30 jirkaan ayaa sidoo kale xiisahiisa wali ay taagantahy kooxda PSG kaas oo xagaaga danbe qandaraaskiisa idlaanaya masraxa Riyada.

 

Wiilka Manchester Untd marcus Rashford ayaa lagu soo waramayaa inuu dhibsaday korsiga keedka kooxda ku ciyaarta masraxa riyada xagaga danbena inuu danenayo inuu faarujiyo United.

 

Qalinkii:Aadam Aqyaar