Somali News

Warbixin:-Khilaafka doorashada iyo saameynta uu ku yeeshay Bulshada

Muranka doorashada Soomaaliya ayaa ka sii darey kadib markii dowladda Soomaaliya ay ku dhawaaqaday in dalku aaday doorasho, waxaana dalka ka jira dhibaatooyin dhinacyo badan ah oo saameyn ku yeeshay nolosha bulshada Soomaaliyeed.

Haddaba warbixin arrinkaasi ku aadan waxaa inoo diyaariyay wariyeheen Yoonis Duraan Cali.

Hoos ka dhageyso