Somali News

(Warbixin) KNN oo soo bandhigtay musuq baahsan oo ka jira CID.

Muqdisho-KNN- Xarunta hey’adda danbi baarista Boolisla Soomaaliyeed ee CID ayaa waxaa ka jira Musuq maasuq baahsan marka laga hadlayo sida ay u xiyaan adeegyada ay u doontaan muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Halkaan ka Daawo warbixinta oo dheer:-