Somali News

Warbixin:-Khilaafka doorashada oo ka sii-daray iyo DF oo looga digay qabashada doorasho aan heshiis lagu aheyn

Muqdisho-KNN-Kadib markii Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu ku dhawaaqay in wadanka aaday doorasho, isla markaana aan loo baahneyn waqti dambe oo shacabka Soomaaliyeed ka luma.

Saacadihii udambeeyay waxaa socday hadal heyn ku aadan sida ay ku suuroobi karto doorashado dowladdu ku dhawaaqday, kuwaasi oo ka imaanayay siyaasiyiinta, musharixiinta xilka madaxweyne iyo weliba bulshada.

Warbixin ku saabsan arrimahaasi waxaa inoo diyaariyay wariyaheena Cabdullaahi Maxamed Cali.

Hoos ka dhageyso