Somali News

Wareega labaad ee codeynta doorashada puntland oo soo idlaatay.

Garoowe-KNN-Waxaa goor dhow soo idlaaday Wareega labaad  ee  Codeynta doorashadda Madaxweynaha maamulka Puntland, waxaana xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland maanta ay dooranayaan cida ay u arkaan inuu hogaamin karo Puntland.

Xildhibaanada Puntland ee hadda Codeynaya ayaa ka kooban 66 Mudane.

Gudigga doorashada Madaxweynaha ayaa hada waxaa ay tirin doonaan qaabka ay codadka u hala heleen sedexda musharax