Somali News

Wareega Sedexaad ee D/Puntland oo soo idlaatay.

Garoowe-KNN-Waxaa goordhow soo gabagaboobay  Wareega sedexaad ee Codeynta doorashadda Madaxweynaha maamulka Puntland, waxaana xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland maanta ay dooranayaan cida ay u arkaan inuu hogaamin karo Puntland.

Labo musharax oo caan ah  ayaa hardan adag  dhexmaray ,kuwaasi oo kala ah:-

Siciid Cabdullaahi Denni iyo musharax Asad Cabdullaahi

Gudigga doorashada Madaxweynaha ayaa hada waxaa ay tirin doonaan qaabka ay codadka u hala heleen labada musharax