Uncategorized

Wareegii Koobaad ee doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo dhamaatay iyo tirinta codadka oo socota

Muqdisho-KNN-Waxaa Soconaya tirirta codadka kadib markii goor dhow uu soo dhamaaday codeynta wareega koowaad ee doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

In kabadan 260 Xildhibaan ayaa codeeyay, kuwaasoo codeyntooda aheyd mid qarsoodi ah.

Illaa 10 Musharax ayaa ku tartamaya doorashada Guddoomiyaha Golaha sahcabka waxaana ugu cad cad Musharaxiinta kala ah Ibraahim Isaaq Yarow, Maxamed Mursal, C/casiis Lafta Gareen iyo Shariif Cabdalla.

Lasoco wixii ka soo kordha.