Baladweyne-KNN-Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii Waxaa looga qaaday taliyihii ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka gobolka hiiraan ee hirshabelle Cabdi Maxamed Cali (Aweys) iyo ku xigeenkiisa Cabdi Qaadir Maxmauud Owbakar (dhagaweyne)
Sidoo kale Madaxweynaha Hirshaballe ayaa Waxaa uu durbadiiba magacaabay Taliyaha Cusub ee ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka gobolka hiiraan Colaad Cabdullaahi Cusmaan.