Barnaamijyo News in English Somali News

Wargelin ku socota dhagaystayaasha iyo macaamiisha KNN

Dhamaan dhagaystayaasha Shabakadda Wararka Kulmiye KNN ee naga dhagaysta FM 88.0 MHZ waxaan ku wargalinaynaa inaan hawada ka maqnaan doono muddo Labo cisho ah sababo la xariira balaarin iyo tayayn aan ku samaynayno maqalka idaacadda laga bilaabo maalinta Arbacada 07. September illaa Jimcaha 09. September 2022 haddii Alle idimo
Dhagaystayaasheena iyo macaamiisheena sharafta leh mudadaas kooban waxay wararkeena iyo barnaamijyadeena kala socon doonaan baraheena bulshada Facebook, KNN, https://www.facebook.com/790254527724050/posts/5380116928737764/ Youtube,https://youtube.com/channel/UCZf4E_Sc27PPG5oqlD9d_Lw iyo boggeena https://radiokulmiye.net/.
Haddaba waxaan idinka codsanaynaa inaad noo dulqaadataan waqtigaas kooban ee aan ka maqanahay FM,ka 88.0 mhz
Gurigaaga dhexdiisiyo gaarigaaga dushiisa Kulmiye waa gacalkaaga saaxiibkaa kaa maqanna waa la sugaa.
MAHADSANIDIIN.