Barnaamijyo Warka Habeen

WARKA HABEEN (30-04-2024)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdicasiis Saciid Beereed iyo Farxaan Maxamed Xussein 

Farsamadii:-Salaad Cabdulle Cumar:-

Wixii aragti ah ee warkaan ku saabsan fadlan noogu soo dir Email: info@kulmiyenews.com

WARKA HABEEN: