Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay:-Cabdi Qani Cabdullahi Ibraahim iyo Cabdullahi Maxamed Cali:-
Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud-
Wixii aragti ah ee warkaan ku saabsan fadlan noogu soo dir Email: info@kulmiyenews.com ama maxyare111@gmail.com