Somali News

WARKA SUBAX 8:00AM (21-04-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuuryare } Iyo Xafso Khaliif Cumar ;-

Farsamadii:- Maxamed Dalal Maxamuud:-

Wixii aragti ah ee warkaan ku saabsan fadlan noogu soo dir Email: info@kulmiyenews.com ama maxyare111@gmail.com

Warka Subax Ee Radio KNN:-