Somali News

WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (16-03-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay:- 

Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim  iyo Faadumo Abuukar Cabdi:-

Farsamadii:- Maxamed  Dalal Maxamuud:-

Wixii aragti ah ee warkaan ku saabsan fadlan noogu soo dir Email: info@kulmiyenews.com ama maxyare111@gmail.com

Halkaan Riix Si Aad U Dhageeysato Warka Subax Ee Radio KNN:-