Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale war ka soo saartay caabuqa COVID-19 oo dhaliya xanuunka Coronavirus, ka dib markii baaritaan la sameeyay.
Wasaaradda Caafimaadka ayaa shaacisay in 66 xaaladood oo cusub oo ku saabsan Cudurka Corona Virus ee laga helay gobolka Banaadir iyo maamul goboleedyadda dalka
Waarbixinta wasaarada caafimaadka ayaa waxaa ay u qorneed sidan
Laga Helay: 66
Koofur Galbeed: 2
Somaliland: 46
Benadir: 5
Puntland:12
Jubaland:1