Somali News

Isutaga Shirkadaha diyaaradaha Soomaaliyeed oo ka hadlay daqli aruurinta wasaarada maaliyada ay wado

Kadib shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho Isutaga Shirkadaha diyaaradaha Soomaaliyeed ayaa waxaa Midawga Diyaaradaha dalka oo tageerada daqli aruurintii ay soo jeedisay wasaaradda Maalyadda iyo shirkada Favori ee maamusha garoonka diyaaradaha ee aadan Cadde ee magaalada Muqdisho