Muqdisho-KNN-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiinta ee Xukuumadda Soomaaliya, ayaa War-saxaafadeed kasoo saartay doorashooyinka maamulka Jubbaland.
Wasaaradda ayaa asteeysay goobta lagu qabanayo doorashada Madaxweynaha maamulkaas, sidoo kale waxey Wasaaraddu ka hadashay qoondada Haweenka ee Baarlamaanka maamulka Jubbaland, iyadoo beelaha ay ka imaanayaan Golaha wakiilada maamulkaas tilmaan kasiisay qaabka ay u dooneyso soo xulista xubnaha ka imaanaya.
Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka Wasaaradda:-

