Somali News

Wasaaradda Arrimaha Diinta XFS oo soo saartay go’aamo

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay go’aan seddax qodob ah oo ku socda Shacabka iyo Imaamyada Masaajida dalka.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda ayaa loogu baaqay in Culimada gaar ahaan Imaamyada, Khadiibyada iyo Muwaadiniinta in ay u hoggaansaman Amarada dowladda.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeed