Muqdisho-KNN-Warqad kasoo baxday xaafiiska Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha Maxamed Abukar Islow Ducaale, ayaa shaqada looga joojiyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Amniga Yuusuf Cali Mohamed.
Warqadda ay ku soo baxday shaqa joojinta Agaasimaha ayaa waxaa si kumeel gaar ah xilkaas loogu magacaabay Axmed Cabdi Kooshin.
Halkaan ka akhriso warqadda:-
