Uncategorized

Wasiir Juxa oo sheegay in aan lagu wargalinin xilqaadista lagu sameeyay

Muqdisho-KNN-Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha iyo feedraalka Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa qoraal uu soo dhigay Boggiisa Facebook ku sheegay in xilka qaadistiisa uu ka maqlay warbaahinta.

Juxa ayaa sheegay in markii uu ogaanayay in xilka laga qaaday uu diyaarinayay safarka Madaxweynaha ee uu ku tagayo Puntland islamarkaana  uusan horay ula socon.

Wasiirkii arrimaha gudaha iyo feedraalka Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa noqonaya Wasiirkii labaad ee shaaciya in aan lagu war gilinin xilka qaadista lagu sameeyay.