Uncategorized

Wasiirka Cadaalada Soomaaliya oo kormeeray xabsiga dhexe

Wasiirka Cadaalada Xukumaada Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka warbixiyey kormeer oo maanta ku tagay xabsiga dhexe ee Xamar iyo kulan oo la qaatay Taliska Ciidanka Asluubta.

Wasiir Cadaalada Xukumaada Soomaliya oo kormeerkiisa oo daarnaa u kuur gelida xlda caafimaad ee maxaabiista cunooyinka la siiyo maxaabista iyo sababahii sahlay in maxaabiis ka tirsan rag ku xirnaa xabsi dhexe kuna xukunaa xukuno dheer oo kamid aha dagaalamyaasha alshabaab iyo  baxsashadooda

Sidoo kale wasiirka cadaalada xukumada Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji aya sheegay in gudi usaareen sababah keenay in rag ka tirsanaa shabaab iyo ay ka baxsadaan xabsiga dhexe ee xamar oo amnigiisa aad loo adkeeyeo

Isagoo carabka ku sii adkeeyey In talaab sharciga waafaqsan ay xukuumada ka qaadi doonta l cid alaale  cidii kulug yeelato baxsashda ragaas iyo fududeynta lo fududeeyey in ragaas ay ka baxsadaan xabsigaaas

Gudiga wasiirka cadaalada oo maanta ku dhawaaqay ee u xilsaaran ka gun gaarista sababihii sahlay baxsashada maxaabiista shabaabka ahey ee baxsaday ayaa imanaya iyadoo 30 bishii December ee sandkii hore 3 maxbuus oo xukuna dhaadheer ku xukunaa ay ka baxsadeen