Somali News

Wasiirka Gaashaandhiga iyo Talye Odowaa oo maanta gaaray Xirada Bali-doogle ee Gobolka Sh/hoose

Wasiirka Gaashaandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka, Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray Xerada Bali-doogle ee Ciidanka kumaandooskaee gobolka Shabeellaha hoose.

Wasiirka Difaaca Dalka Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuuriyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray Ururada 4-aad iyo Wasiirka Gaashaandhigga Xfs Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha Ciidanka Xds Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray Xerada Bali-doogle ee Ciidanka kumaandooska Xds ee gobolka Shabeelaha hoose.

Wasiirka Difaaca Dalka Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuuriyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray Ururada 4-aad iyo 64-aad ee kumaandooska Dabab Xds iyo Guutada 7-aad Xds iyagoona kula darmaamay inay u diyaargaroobaan howlgalada Ciidanka Xds dalka kaga xoreeynayaan Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab.o Guutada 7-aad.

Madaxda ayaa Ciidanka kula darmaamay inay u diyaargaroobaan howlgalada ay wadaan Ciidanka Xoogga ee ka dhanka ah ururka Al-shabaab.

Booqashada ayaa ku soo aadaysa xilli qaar kamid ah Gobolada dalka ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda dalka.