Somali News

Wasiirka Gaashaandhiga oo haweenay xil u magacabaay.

Wasirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Xasan Cali Maxamed (Amardambe) ayaa magacaabay kusimaha agaasime ee wasaaradda Difaaca Soomaaliya,isagoo u magacaabay qof haweenay ah markii ugu horeysay.

Jihaan Cabdullaahi Xasan ayaa loo magacaabay Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaashaan dhigga Soomaaliya.

Halkan ka Akhriso