Sports

Wax badan ka ogow kulanka ugu wayn todobaadkan Italian Serie A.

Muqdisho-KNN-Kulanka ugu wayn isbuucan horyaalka talyaaniga ayaa ahaan doona kulanka lagu madlansanyahy caawa magaalada Turin.

Kaas oo u dhaxeen doona lawada naadi ee ugu guulaaha badan Italian Sarei A waa naadiga hogaanka inay sii hayso hankeedu yahay ee Juventus iyo  naadiga isha ku haysa afarta sare inay kasoo muuqato xagagan ee Ac Milan.

Ogaysiiska kulan.

Kulanka:Juventus Vs Ac Milan

Garoonka: Allianz Stadium

Waqtiga:9:45 caawa (XGA)

Garsore: Paolo Silvio Mazzolen

Maxaa ka cusub labada kooxood.

Juvantus ayaa wayn doonta ciyaaryahano muhiim ah kulanka caawo ay soo dhaweeen doonto dhigeeda Ac Milan Giorgio Chiellini, Sami Khedira, Alex Sandro & Mario Mandzukic ayaa ahaan doono kuwo dhamaan maqnaandooono kulamkan.

Adeega ciyaaryahan Juan Cuadrado ayay dib u heli kartaa kooxda juventus kaas oo dhaawac kumaqnaa kulamadii hore.

Ac Milan ayaa wayn doonto ciyaaryahan Conte, iyadoo uu dib ugu soo laabtay tababarka kooxda daafacooda Alessio Romagnoli kulanka caawo ayuu diyaar u yahy inuu kasoo muuqdo.

Shaxda macquulka ah ee labada kooxood.

Juventus: Buffon, Lichtsteiner, Benatia, Rugani, Asamoah, Bentacur, Pjanic, Matuidi, Dybala, Douglas Costa, Higuain.

Ac Milan: Donnarumma, Borini, Bonucci, Romagnoli, Rodriguez, Kessie, Biglia, Calhanoglu, Bonaventura, Cutrone, Suso.

 

by Aadam Yusuf Ahmed Aqyaar.