Muqdisho-KNN-11 Darawalo Tex ah ayaa lagu toogtay dalka Koofur Africa kadib markii Nin hubeeysaan uu rasaas ku furay gaari siday xubno ka tirsan ururka Darawaladda, sida uu sheegay Booliiska dalkaasi.
Afayen Booliiska u hadlay oo Jay Naicker lagu magacaabo ayaa sheegay Axadda maanta ah in Darawaladda ay gurigooda kusii jeedeen oo ay ka yimaadeen Duugta Saaxiib kood, kadibna baabuurkoodii wadada loo galay.
Afayeenku waxaa uu intaas ku daray in Afar ka mid ah Darawaladda ay Dhaawac la il daran yihiin.
Meesha dara waladda lagu dilay waxaa ka iray qalalaase u dhexeeyay Teksiile yaasha.