Ugu yaraantii laba katirsan booliiska bakistaan oo ilaalineyey shaqaale caafimad ayaa lagu diley woqqoyi galbeed ee wadanka bakistaan, kadib markii ay weerar ku soo qaadeen, koox ilaaa iyo hadda aan la aqoonsan, waxaase booliiska dalkaasi ay ku soowarameyaan in daba joogaan kooxdii weerarkaasi geysatey.
Shaqaalahaan la weerarey ayaa waxaa ay xeligaasi ay wadeen ololale lagu la dagaalameyo Cudurka Apolio, kaas oo fara kuluul ku haaya, caruur badan oo u dhalatey Dalkaas, iyada oo inta badana ay shaqalaha caafimadaka inta badan ka hawl gala ay la kulmaan weeraro ay ku soo qaadeyaan kooxo ka soo horjeeda, Dowladda.
Daddka la diley ayaa waxaa ay iskugu jiraan shaqale iyo saraakiil katirsan boliiska bakistaan, waxana dhac daani ay ka dhacday, qiyaastii meel 180 (kmr) u jirta magaalada caasimada ah ee kaabuul, shaqaalaha u shaqeeya qaramada midoobey ee jooga bakistaan ayaa inta badan waxaa ay lakulmaan weeraro joogta ah.


