Somali News

Xaafado ku yaalo dalka Myanmar oo dab la qabadsiiyay.

Xaafad ku taalo bartamaha dalka Myanmar ayaa lasoo warinayaa in dab laqabad siiyay kadib markii ay isku dhaceen ciidamada amaanka iyo kooxo halkaasi ku sugnaa.

Dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in lagubay guryo gaaraya 200 illaa iyo 240 guri oo xaafadaas ku yaalay. Waxaana lagu eedeeyay in ay falkaasi ka danbeeyeen milatariga dalkaasi.

Safiirka UK u fadhiya wadanka Myanmar ayaa cambaareeyay weerarkan.