Muqdisho-KNN-Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho.
Kulanka Golaha shacabka ayaa waxaa shri gudoomin doono Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Raxmaan
Ajendaha kulanka ayaa maanta waxaa uu yahay codeyn ansixin oo hordhac u ah wax ka badalka xeer hoosaadka golaha shacabka.
Amaanka Wadooyinka Soo gala Xarunta Golaha Shacabka ayaa saakay waxaa aad u adkeynaya ciidamoka tirsan Dowlada Soomaaliya.


