Muqdisho-KNN-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya mid kamid ah kulamadoodi caadiga ahaay.
Ajandha kulanka maanta ayaa ah Akhrinta koowaad ee Sharciga Xoomuulka oo Arbacadii loo qeybiyey Xildhibaanada Golaha Shacabka.
Meel marinta Sharciga Xamuulka ayaa muhiim u ah kala xadeynta ciriiriga ka jira wadooyinka dalka, gaar ahaan magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo ay xiranyihii qaar kamid ah Wadooyinka dhex mara.