Cadaado–KNN--Warsaxaafadeed ay soo saareen Xildhibaanadii Galmudug ee sheegay in ay Xilka ka qaadeen Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa Maanta soo saaray Jadwal ay sheeggeen inuu yahay Jadwalka Doorashada Galmudug,waxaana ay sameeyeen Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug sida ku Qoran Qoraalka ka soo baxay Garabkii sheegay in ay Xilka ka qaaden M/weyne Xaaf.
Halkaan Hoose ka Akhriso Warsaxaafadeedka