Baydhabo-KNN-Doorashada seddax kursi oo ka banaaneed kuraasta Golaha Shacabka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Goor dhow ayaa waxaa lasoo gaban-gabeeyay doorashada kursigii labaad, waxaan loo doortay Musharax Nuur Siidow Baaba-Xasan, waxaana kursigaas ka geeriyooday Ex Xildhibaan korneel Ruush.
xildhibaan Nuur Siidow Baaba-Xasan ayaa waxaa kursigaas kula tartamay musharax Xil Fiqi Cabdullaahi waxaana looga guuleystay 48Cod.
Xildhibaan Nuur Siidow Baaba-Xasan ayaa noqday Xildhibaankii labaad ee maanta lagu dootay magaalada Baydhabo.