Somali News

Xildhibaannada Golaha Shacabka berri kulan ku leh Muqdisho

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalinta berri ah kulan ku leh Xarruunta Villa Hargeysa ee magaamada Muqdisho.

Farriin loo diray Xildhibaannada ayaa lagu sheegay in ay jirto Xil wareejinta xilka Guddoonka Baarlamaanka.

Hoos ka akhriso farriinta

Xildhibaanadda Golaha shacabka ayaa maalinto berito ah yeelanaayo kulan
Shacabka.

Agendaha

  1. Hadal jeedinta Gudoomiyaha KMG ee Golaha Shacabka.
  2. Hadal jeedinta iyo xil wareejinta Gudoomiyihii Golaha Shacabka ee Baarlamaankii 10aad
  3. Hadal jeedinta Guddoomiyaha  Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad

Goobta _ Xarunta Golaha Shacabka ee Villa  Hargeisa