Somali News

Xildhibaano ku geeriyooday qarax ka dhacay Ceel-garas

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ay ku geeriyoodeen saddex qof oo ay ku jiraan laba Xildhibaan oo ka dhacay magaalada Ceelgaras oo ay qabsadeen ciidamada dawladda.

Xildhibaan Maxamed Maxmuud oo kamid ahaa Baarlamaanka maamulka Galmudug iyo mid ka mid ah xildhibaannada golaha degaanka ee magaalada Dhuusamareeb ayaa ku geeriyooday qaraxaas.

Ciidamada dalwadda Soomaaliya ayaa dhowaan qabsaday Ceel-garas oo ku taal meel u dhaxaysa magaalooyinka Dhhuusamareeb iyo Ceelbuur.