Uncategorized

Xildhibaano sheegay in ay Xilkii ka qaadeen Guddoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka Galmudug”Akhriso”

Cadaado–KNN– Qaar ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in ay Xilkii ka qaadeen Guddoomiye Kuxigeenka Kowaad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed,waxana sidoo kale ay Magacaabeen Guddi ay sheegeen inuu yahay Guddiga Doorashada Madaxweynaha.

Halkaan Hoose ka Akhriso Bayaanka ka soo baxay Xildhibaanada Qaar ee Galmudug