Somali News

Xildhibaano war ka soo saaray Weerarkii ka dhacay Xalane iyo ceyrinta Nicholas Haysom.

Muqdisho-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxay Xildhibaano ka tirsan  Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay si kulul uga hadleen Weerarkii maalmo ka hor ka dhacay Xerada xalane ee Magaalada Muqdisho iyo Ceyrinta Nicholas Haysom.d

Mudanayaasha la magic baxay Kudlada Badbaado qaran ayaa si weyn u cambeeyay weerarkii ugu dambeeyay ee ka dhacay xarunta Qaramada Midoobe ee Muqdisho, kaasi oo ay ay ku dhaawacmeen qaar ka mid ah shaqaallaha Qaramada Midoobe.

Sidoo kale Xildhibaanada ayaa sheegay in ay aad ugu xun yihiin  in dalka laga eryo wakiilka Qaramada Midoobe ee arimaha Soomaaliya Nicholas Haysom.

Halkan ka akhriso Warqada