Somali News

Xisbiga Trump oo looga guulaystay doorasho laga qabtay gobolka Georgia

Washington-KNN-Musharaxiinta Aqallada baarlamaanka dalka Maraykanka ee matalaya xisbiga Dimoqraadiga ayaa uga guulaystay kuwa Jamhuuriga codad dib loo eegay gobolka Joorjiya dalka Maraykanka.

Waxay ahayd qeyb kale codayn laga sameeyay gobolka Joorjiya taasoo keentay in laga adkaado Jamhuuriyiinta

Musharaxa ka socday xisbiga Dimoqraadiga ah Raphael Warnock ayaa helay codad gaaraya 98% halkaasoo uu kaga guulaystay musharaxa kale ee ka socday Defid Baraduu.