Somali News

Xukuumadda Soomaaliya oo ka soo hor jeesatay liiska odayaasha dhaqanka Jubbaland.

Muqdisho-KNN-Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay War-saxaafadeed ay kaga hadleyso arimaha doorashooyinka Jubbaland.

Qoraalka Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegtay in liiska odayaasha dhaqanka oo ay soo saareen guddiga doorashooyinka Jubbaland uusan waafaqsanayn diiwaanka Wasaaradda arrimaha gudaha ee dhaqanka rasmiga ah ee beelaha Jubbaland.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka Wasaaradda: