Wararka ka imaanaya dalka yemen ayaa sheegaya in maleshiyaadka xutiyiinta Yemen ay xaqiijiyeen inay jiraan Soomali ay qorteen oo la dagaalamaya isbahaysiga Sacuudiga.
Waa shaacin nooceedi ugu horeeysay oo ay Xuutiyinta mudo ku dhow 2 sano dagalka Yemen ay qirayan inay qorteen Soomaali u dagaalanta.
Sargaal kooxda Xuutiyiinta ka tirsan ayaa laga soo xiganayaa in Muwadin Soomaaliyed laguna magacaabo Cabdifitax Maxmed sayid Dayib uu ku dhintay dagaalka Xuutiyinta iyo sacudiga ku dhxmaray xadka labada dal