Duqa Muqdisho oo Madaxda Maxkamadaha G/Benadir kala hadlay horumarinta Caddaaladda Bulshada.
Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo madaxda Maxkamadaha gobolka, gaar ahaan Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Benaadir Mudane Aweis