Day: September 4, 2017
Uncategorized

Cameey iyo Carabey oo ka shiray Amaanka Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug

Gaalkacyo-KNN-C/xakiin Xaaji Cumar “Camey” Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland  iyo Maxamed Cabdi Xaashi “Carabey” Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa kulan looga hadlayo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (04-09–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (04=09=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Xuseen Cabdulle Maxamed iyo Cabdiwahab.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanag san {5:00PM}{04-09-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{04-09-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Kulanka KNN ee Maalin kasta ka baxa KNN marka laga reebo Jimcaha,waxaana halkaan.

Read More
Uncategorized

Cameey iyo Carabey oo ka shiray Amaanka Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug.

Gaalkacyo-KNN-C/xakiin Xaaji Cumar “Camey” Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland  iyo Maxamed Cabdi Xaashi “Carabey” Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa kulan looga hadlayo.

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo bilaabay in ay u hanjabaan Ganacsatada deegaanada Puntland.

Garowe-KNN-Cumar C/laahi Faraweyne Guddoomiyaha Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland ayaa sheegay in Shabaab ay bilaabeen in ay u hanjabaan ganacsatada Puntland iyagoo ka.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Soomaali-land oo dib ugu soo laabtay Hargeysa kadib Qaliin loogu soo sameeyay Imaaraadka.

Hargeysa-KNN-Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” Madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulkaasi, kadib safar caafimaad oo uu ku.

Read More
Uncategorized

Qarax Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo goor-dhaw ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha.

Ceelasha-Biyaha-KNN-Ugu yaraan 2 qof oo shacab ah ayaa ku dhintay qarax Miino oo maanta ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha duleedka Magaalada Muqdisho waxaana.

Read More
Uncategorized

Ciidamada Dowladda oo Al-Shabaab kala wareegay tuulooyin ka tirsan degmada Qoryooley.

Qoryooley-KNN-Gudoomiyaha Degmada Qoryooley ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Idaacadda Kulmiye u sheegay in ay Ciidamada Dowlada la wareegeen Tuulooyin hoos yimaado degmadaasi.

Read More