Day: January 2, 2019
Somali News

DHAGEYSO:-Ku dhawaad 10 qof oo ku geeriyooday Shil Gaari oo ka dhacay gobolka Togdheer.

Burco-KNN-Ugu yaraan 8 qof ayaa ku geeriyooday tiro kalane way ku dhaawacmeyn shil gaari oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Burco ee gobolka.

Read More
Somali News

Akhriso:- Liiska Guddiga doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

Garowe-KNN-Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa maanta soo saaray liiska Guddiga doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi, oo ku beegan dhamaadka todobaadkaan. Guddigaan oo ka kooban 7.

Read More
Somali News

Kenya oo sheegtay iney Al-shabaab ka qabsatay saanad Ciidan.

Muqdisho-KNN-Saraakiil ka tirsan Milatariga Dalka Kenya ayaa sheegay in ay dileen 7-ka mid ah dagaalamayaasha Al-Sabaab, isla markaana ay dhaawaceen tiro kale, ka.

Read More
Somali News

Dagaal ay dad badani ku dhinteen oo ka dhacay dalka Mali.

Muqdisho-KNN-Dowlada Mali ayaa sheegtay in weerar ay dad badani ku dhinteen uu ka dhacay dalkaasi kuwaasi oo u dhaxeeya qabaa’il wadaga dalka Mali..

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (02-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (02-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-C/risaaq Xasan.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (02-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Cabdullahi Maxamed Cal :- Farsamadii:-Cabdirisaaq Xasan Axmed:-.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{02-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (02-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Cali Maxamed :- Farsamadii:– Cabdi risaaq.

Read More
Somali News

Walaac laga muujiyay dhalinyaro Milatariga Soomaaliya ku toogtayn Baardheere.

Baardheere-KNN-Qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka gobolka Gedo, ayaa walaac xoog leh ka jiritaanka wararka sheegaya iney Alshabaab ahaayen 6 wiil oo.

Read More