Day: January 26, 2019
Somali News

Golaha Abwaanada Soomaaliyeed oo walaac ka muujiyay xaaladda Abwaan ku xanuunsan Muqdisho

Muqdisho-KNN-Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay walaac uga muujiyeen xaaladda caafimaad ee Abwaan Cabdi Odawaa Kulane oo katirsan.

Read More
Somali News

Mareykanka oo dib u bilaabaya shaacinta natiijada duqeymaha Soomaaliya ay ka fuliyaan

Muqdisho-KNN-Taliska Mareykanka ee Qaaradda Africa  ayaa sheegay in uu dib u bilaabayo shaacinta khasaaraha Duqaymaha uu la beegsado Dagaalamayaasha Qaaradda ku nool, kadib.

Read More
Somali News

Golaha amaanka qaramada midoobe oo lagu wado in ay ka doodaan xiisada Venezuela

Dowlada mareykanka ayaa u xusul duubaysa sidii awooda dalka Venezuela looga xayuubin lahaa madaxwaynaha dalkaasi Nicolas Maduro. Xoghayaha arimaha dibada mareykanka Mike Pompeo ayaa sheegay in.

Read More
Somali News

Shil diyaareed oo ka dhacay xadka ay wadaagaan Talyaaniga iyo Faransiiska

Ugu yaraan 5 ruux ayaa dhimatay kadib markii ay isku dhaceen labo diyaaradood oo marayay meel u dhow xadka ay wadaagaan Talyaaniga iyo.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (26-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garowe

Garowe-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor-dhaw ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe. Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (26-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-C/risaaq Xasan.

Read More
Somali News

Sheekh Shariif oo goordhaw gaaray magaalada Garowe

Garowe-KNN-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Wafdiga Madaxweyne.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (26-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare]:- Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Hogaamiyaal aan Muqdisho isku arki karin oo caawa madal qura ku kulmaya.

Garowe-KNN-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ku wajahan magaalada Garoowe, halkaas oo ay uga sii horreeyaan qaar ka mid ah siyaasiyiinta.

Read More