Day: September 7, 2019
Somali News

Midowga Afrika oo soo celiyay xubinnimadii Sudan.

Midowga Afrika ayaa dib usoo celiyay xubinnimadii ay ururkaasi ku lahayd dalka Sudan kadib sadax bilood oo lahakiyay. Qaadista xayiraadan ayaa lagusoo aadiyay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (07-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (07-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Iqra Ahmed.

Read More
Somali News

Hay’adda FOA oo ka digtay xaalad Cunno yari oo ku soo wajahan Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Hay’adda cuntada iyo beeraha aduunka ee FAO ayaa ku dhawaaqday in dalagga soomaaliya ka soo go’a sanadkaan uu aad uga liito sanadihii la.

Read More
Somali News

Kheyre oo laga soo sagootiyay Dhuusamareeb kuna wajahan Beydhaba

Madaxa Xukumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Hali Xasan ayaa Garoonka diyaaradaha Magalada Dhuusamareb ku sagootiyay Raiisal wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (07-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuur-yare}:- Farsamadii:-Iqra Ahmed.

Read More
Somali News

Askari dilay seddex wada dhalatay ayay Maxkamadda ciidamada xukuntay

Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsan ciidamada Dowladda oo 17-kii bishii June 2018 ku.

Read More
Somali News

Boqolaal qof oo ku go’adoomay Duufaan ku dhufatay Mareykanka.

Muqdisho-KNN-Boqolaal qof ayaa ku go’doonsan Woqooyiga Carolina xilli ay sii kordhayaan daadadka ay reebtay duufaanta Dorian waxaana dhibaatada shacabku qabaan waarbaaahinta u xaqiijiyay.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {07-09-2019}=Suuratu Alxijri=Darsigii-05Aad-Q {317}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (07-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-  Axmed Saciid Axmed:- Farsamada:-Iqra Axmed.

Read More