Day: January 8, 2020
Somali News

Al-Shabaab oo sheegtay masuuliyadda qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN- Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa waxa ay maanta ka hadleen qarxii maanta ka dhacay bar koontarool oo ku taalla afaafka hore ee Sayidka ahna.

Read More
Somali News

Faahfaahino ku saabsan Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Warar dheraad ah ayaa kasoo baxaya Khasaaraha ka dhashay qarax la sheegay in uu ahaa mid gaari lagu dhijyey oo abaarihii 10-kii barqanimo.

Read More
Somali News

Warbixin:-Maxaa ka cusub Bariga Dhexe?

Muqdisho-KNN-Warbaahinta caalamka ayaa si gaar ah maanta ayay u hadal haysaa weerarka lagu qaaday saldhigyo ay ciidamada Marasykanku ku leeyihiin dalka Ciraaq. War.

Read More
Somali News

Caruur badan oo cudurka Jadeecada ugu geeriyootay jamhuuriyada Congo

Muqdisho-KNN-Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo WHO ayaa shaacisay in dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ay cudurka Jadeecada ugu geeriyoodeen.

Read More
Somali News

In ka badan boqol ruux oo ku geeriyootay diyaarad ku dhacday dalka Iran

Muqdisho-KNN-Diyaarad nooceedu yahay Boeing 737_800 oo laga leeyahay dalka Ukrain,  oo ay saarnayeen in kabadan 170 ruux oo rakaab ah yaa soo dhacday,.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (08-01-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Axmed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (08-01-2020

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (08-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdillahi Maxamad Cali :- Farsamadii:-Iqra Axmad.

Read More
Somali News

Qarax xoog leh oo goor dhaw ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax culus oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa oo jugtiisa si xoogan looga maqlay.

Read More
Somali News

Aabe iyo caruur uu dhalay oo ku gubtey guri ku yaalla M/Baydhabo

Baydhabo-KNN-Dab xalay qabsaday guri ku yaalla magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sababay dhimashada inta badan qoyskii ku noolaa gurigaas oo ku.

Read More