Day: August 9, 2020
Somali News

Taliyihii ciidanka ilaalada madaxtooyada Puntland oo lagu dilay dagaal ka dhacay Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Dagaal u dhaxeeyey ciidamada ammaanka Puntland iyo maleeshiyaad hubeysan ayaa saakay ka dhacay magaalada Gaalkacyo, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh..

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {09-08-2020}=Suuratu Yaasiin Darsigii-01aad-Q{560}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (09-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdullaahi Kulmiye Caddow:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Saraakiisha Danab ee Galmudug oo ka warbixiyey howgal ka dhacay duleedka Hobyo

Hobyo-KNN-Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab qeybta ka howlgasha gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa saacadihii u dambeeyey howgallo ay sameeyeen deegaano hoos taga.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday Garbahaarey

Garbahaarey-KNN-Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Xubnihii ka tirsanaa Al-Shabaab ee weerarka ku qaaday Garbahaarey.

Read More
Somali News

Maxaa saakay ka cusub deegaankii lagu dagaalamay ee Garasle?

Balambal-KNN-Waxaa saakay xaalad deganaan ah laga soo werinayaa deegaanka Garasle oo dhaca xadka gobolka Galgaduud uu la leeyahay dhulka dowlad deegaanka Soomaalida. Deegaankaas.

Read More
Somali News

Faransiiska iyo QM oo qabanaya shir qaaraan loogu gurayo Beirut

Beirut-KNN-Qaraxii weynaa ee baabiiyey magaalo madaxda Lubnaan Salaasadii ka dib, ayaa maanta oo Axad ah ay hogaamiyeyaasha dunidu qabanayaan shir ay qaadhaan ugu.

Read More
Somali News

Dibad-baxayaasha Lebanon oo awood kula wareegay xarumo dowladeed

Beirut-KNN-Dadka dhigaya mudaharaadyada ka socda caasimadda dalka Lebanon ee Beirut ayaa galay xarumo wasaaradeed oo ay dowladdu leedahay, xilli ay sii xoogeysanayaan rabshadaha.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (09-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Maxay tahay danta Itoobiya ugu jirta in saldhigga AMISOM loo wareejiyo dhulka Soomaali Galbeed?

Muqdisho-KNN-Cabdullaahi Nuur Xaashi oo ah falanqeeye arrimaha siyaasadda ayaa shaaca ka qaaday in qorshaha saldhigga AMISOM loogu wareejinayo dhulka dowlad deegaanka Soomaalida ay.

Read More