Day: October 1, 2020
Somali News

Ruushka oo wadahadal nabadeed u furaya wadamada Armenia iyo Azerbaijan.

Ruushka ayaa ku dhawaaqay in uu marti galinayo wadahadal nabadeed oo xal looga gaarayo xiisada kasoo cusboonaatay wadanada Armenia iyo Azerbaijan. Labada wadan.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (01-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Kumaandooska Somalia oo dagaal kula wareegay deegaano ka tirsan Jubbada Hoose.

Ciidamo ka tirsan kumaandooska Soomaaliya ayaa weerar ay ku qaadeen Al-shabaab waxaa ay kala wareegeen deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Deegaanada ay.

Read More
Somali News

Shirka u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda Dowlad goboleedyada oo heshiis hor u dhac ah laga gaaray.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in  shirka u dhaxeeya madaxweyne Farmaajo iyo madaxda dowlad goboleedyada uu hatan marayo meel wanaagsan, islamarkaana la filayo.

Read More