Day: January 4, 2021
Somali News

Shiinaha oo laga bilaabay qaadashada tallaalka Covid 19

Kumanaan qof ayaa safaf ugu jira caasimada Shiinaha ee Bejing si ay u helaan talaalka cudurka Coronavirus. Dowladda Shiinaha ayaa doonaysa inuu tallaalku.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (04-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Bar Ciyaaraha 04- 01- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :-{Barakaat} Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad :-{Daraja}

Read More
Somali News

Qaxooti ay Soomaali ka mid tahay oo ku dhibaataysan xadka Bosnia iyo Croatia.

Waxaa laga dayrinayaa xaaladda ay ku nool yihiin Muhaajiriin ku jirta xerada qaxootiga Lipa eek u taal xadka dalalka Bosnia iyo Croatia oo.

Read More
Somali News

Dibadbax looga soo horjeedo dil ay booliska Minneapolis u gaysteen wiil Soomaali ah oo ka dhacay halkaasi

Soomaali iyo dad kale oo badan ayaa waxa ay isugu soo baxeen magaalada Minneapolis ee gobolka Minnessota halkaas oo ay ku muujinayeen sida.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (04-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {04-01-2021}= Suuratu {duur} Darsigii 2aad-Q{666}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (04-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Ciidamada PSF oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan G/Bari

Ciidanka Amniga Puntland ee loo yaqaan PSF, ayaa shaaciyay in ay hawgal qorshaysan oo ka dhan ah kooxda Daacish ay ka fuliyeen degaanno.

Read More
Somali News

Faahfaahino ka soo baxaya dad shacab ah ku geeriyooday qarax ka dhacay Bakool

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dad shacab ah oo ku geeriyooday qarax miino oo kula qaraxday duleedka degmada Xudur ee gobolka.

Read More