Day: April 2, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (02-04-2021)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{02-04-2021}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (02-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Somali News

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (02=04=2021)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-Cabdisataar Xaaji.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (02-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo dib u billaabaysa bixinta Baasaboorada

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dib u bilaabi doonto bixinta Baasaboorka, oo muddo aan la bixin sababo la xiriira.

Read More
Somali News

Jabuuti oo ka jawaabtay hanjabaan kaga timid Al-Shabaab

War qoraal oo ka baxay dowladda Jabuuti ayaa waxaa looga jawaabay hadal hanjabaad ah oo dhowaan ka soo yeeray hoggaamiyaha Al-shabaab, kaasi oo ku.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Dowlad deegaanka oo farriin u diray Galmudug iyo Hirshabeelle

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida. Mustafa Muxumed Cagjar oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu soo hadal qaaday heshiis dhawaan ay la gaareen maamulada.

Read More
Somali News

Dad badan oo ku dhintay shil Tareen oo ka dhacay Taiwan

Ugu yaraan 34 qof ayaa dhintay, halka 70 kale ay dhaawacmeen, kadib markii uu wadada ka baxay tareen ay la socdeen ku dhowaad.

Read More
Somali News

Maxaa ka jira in ay ciidamada Itoobiya xasuuq ka geysteen Tigraay?

Baaritaan uu sameeyay Barnaamijka BBC Africa Eye ee ka baxa BBC ayaa waxaa lagu soo bandhigay Xogo muujinaya in ciidamada Itoobiya ay xasuuq.

Read More