Guure
Uncategorized

Doorashada kursi ka banaan BFS oo hada ka socota Kismaayo.

Kismaayo-KNN-Wararka naga soo gaarayo magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa soo sheegayo in goor-dhaw halkaasi ka bilaabatay doorashada kursi ka banaan golaha

Read More
Uncategorized

Xildhibaan Dalxa”Dowladda ha joojiso howlgalada Sh/Hoose, hadii aysan ku nagaan karin goobaha ay qabsadaan”

Muqdisho-KNN-Todobaad kaan ayey aheed markii howgal ay hogaaminayeen ciidamada DANAD, iyo kuwoo kale oo ka mid ah ciidamda Soomaaliya oo garab ka helaya

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (15-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Maxamed Cabdisalaan Cumar. Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (15-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Shuceyb Maxamed Cali:– Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-

Read More
Uncategorized

R/W Khayrre iyo Ganacsatada Muqdisho oo yeeshay kulan Natiijo la’aan ku soo dhamaaday.

Muqdisho-KNN-Mudooyinkaan dambe waxaa hakad ku jira shaqada Dekada magaalada muqdisho oo aan u socon sidii loogu talo galay kadib markii ganacsatada gobolka Banaadir

Read More
Uncategorized

DFS oo soo dhaweysay wadahadalka u socda ONLF iyo Itoobiya.

Muqdisho-KNN-Wasiirka arimaha dibada xukumada fedraalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa soo dhaweeyay wadahadalka u dhaxeeya dowlada itoobiya iyo jabhada ONLF kaas oo ka

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (15-02-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
News in English

South Africa’s Jacob Zuma resigns after pressure from party.

South Africa’s embattled President Jacob Zuma has resigned after intense pressure from his own party. In a televised statement he said he was

Read More
Uncategorized

Dab xalay qabsaday Suuq ku yaala Degmada Heliwaa.

 Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in dab uu qabsaday suuq ku yaala degmadaasi gaar ahaan suuqa Daryeel. Qof

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Jocab Zuma oo Xilkii baneeyay.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Koonfur Afrika, Jacob Zuma, ayaa xilka iska casilay kaddib maalmo uu haystay caddaadis ballaaran oo uga imanayay xubnaha xisbigiisa ANC. Waxa uu

Read More