Radio Kulmiye
Somali News

Cabsi laga qabo in dhul gariir uu ku dhufto Bariga Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Waxaa soo baxaya Warar ku saabsan in Dhulgariir uu ka saameeyn doono Xeebaha Bari e Soomaaliya, waxaana laga digayaa in uu khasaare ugeeysto

Read More
Somali News

Dowladda Turkiga oo xertay Arday Soomaali ah oo lala Xeririnayo Wadaad lamamnuucay.

Istanbuul-KNN-Wakaaladda Wararka u faafisa Wadanka Turkiga ee Anadolu ayaa sheegtay in Ciidamada Dowladdu ay xabsiga dhigeen Arday Soomaaliyeed oo latuhunsanyahay in ay Xiriir

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Sh/Hoose “Waxba ima soo gaarin waana ka Guuleysan doonaa Argagixisada Al-Shabaab”

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Maamulka Shabeelaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre oo Goordhaw la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa faah faahin ka bixi ka bixiyay weerarkii ka dhacay deegaanka

Read More
Somali News

Puntland oo sheegtay in uu lacag lunsaday xisaabiyihii Maaliyada ee gobolka Mudug oo dalka ka maqan

Garowe-KNN-Xeer ilaaliyaha maxkamada sare ee maamulka Puntland ayaa maanta amray in lasoo xiro xisaabiyihii maaliyadda ee gobolka Mudug, oo loo haysto inuu lunsaday

Read More
Somali News

Xiisad Beeleed ka taagan magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Bay.

Baydhabo-KNN-Magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay dil habeeno kahor loogu geystay magaaladaasi nin dhalinyaro ahaa, waxaana dilkaasi

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(30-06-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
News in English

Somali students detained over FETÖ links in Turkey’s south

Mogadishu-KNN-Some 16 foreign students — 10 from Somalia, three from Djibouti, two from Guinea and one from Syria — were rounded up for

Read More
Somali News

War deg deg ah:-Guddoomiyaha Cusub ee Shabeelaha Hoose iyo Masuuliyiin kale oo dhaawacmay.

Muqdisho-KNN-Warar ay heshay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa soo sheegaya in la dhaawacay Guddoomiyaha maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ee dhawaan la magacaabay

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (30-06-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Caydiid Cabdiraxmaan Aadan  Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (30-06-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Iqra

Read More